Ardeydi Kuguleystay COC oo ka warbixinaya Darenkooda
ardeyda xaqiijisay tayadooda waxbarashada waxayna kawarameen dareenkoda
ardeyda xaqiijisay tayadooda waxbarashada waxayna kawarameen dareenkoda
Macallimiinta(assessors)qaadanaya imtixaanka xaqiijinta tayada ayaa ah kuwo bartay xirfado kala duwan oo ay ka mid yihiin caafimaadka, farsamada gacanta iyo beeraha, kuwaasi oo marka tayadooda la xaqiijo lasiin doono tababarro la xidhiidha qaabka loo qiimeeyo tayada ardayda. Maareeyaha wakaaladda xaqiijinta tayada xirfadleyaasha DDS Mudane Cali Dalaja Cali ayaa sheegay in wakaaladda ay u qorshaysan tahay…
Read more