Author: admin

Xaqijinta Tayada Xirfadlaha D.D.S

Ardey Martay Imtixanka Xaqijinta Tayada Waxbarashadoda

Ardey imtixanka COC oo ka waramaya khibrada ay ka helen imtixanka iyo masuliyinta xafiska oo kawaramaya xog kusabsan COC-ga https://srscoc.gov.et/wp-content/uploads/2022/12/Ardey-Coc-Assesmenti-Maray-.mp4

Ardeydi Kuguleystay COC oo ka warbixinaya Darenkooda

ardeyda xaqiijisay tayadooda waxbarashada waxayna kawarameen dareenkoda

Wakaaladda xaqiijinta tayada xifadleyaasha DDS ayaa 120 macallin(assessors)ka qaadaya imtixaanka xaqiijinta tayada.

Macallimiinta(assessors)qaadanaya imtixaanka xaqiijinta tayada ayaa ah kuwo bartay xirfado kala duwan oo ay ka mid yihiin caafimaadka, farsamada gacanta iyo beeraha, kuwaasi oo marka tayadooda la xaqiijo lasiin doono tababarro la xidhiidha qaabka loo qiimeeyo tayada ardayda. Maareeyaha wakaaladda xaqiijinta tayada xirfadleyaasha DDS Mudane Cali Dalaja Cali ayaa sheegay in wakaaladda ay u qorshaysan tahay…
Read more